Wararka Gudaha

Kulan looga hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo

0
Baydhabo- Guddiga gurmadka abaaraha koofur galbeed ayaa ku baaqay in si wadajir ah wax loogu qabto dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kusoo qulqulaya magaalada...

Shir ku saabsan horumarinta degmooyinka Soomaaliya oo ka socda dalka Ruwaanda

0
Kigali- Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug mudane,Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Jimcaale ayaa magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga qeyb galay shirka madasha guddoomiyeyaasha degmooyinka...

Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo ay dil ku xukuntay Maxkamadda Ciidamada

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo bishii Augost 2019 agagaarka tarabuunka ku toogtay marxuum, Maxamed Cawil...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo horey u dilay muwaan...

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo bishii Augost 2019 agagaarka tarabuunka ku toogtay marxuum, Maxamed Cawil...

Wasaaradda gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Baladweyne

0
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo cadad ahaan gaarayso 20 Tan gaarsiiysay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka hiiran. Gargaarkaan ayaa...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka HF oo loo magacaabay xoghaye cusub

0
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal mudane ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam, halka uu...

Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo qaabbilay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka Soomaaliya...

Wasiirka Wasaaradda Haweenka XFS oo ka qeyb gashay shir ay isugu yimaadeen haweenka Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha -Mwhrd XFS xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta ka qeybgashay shir ay isugu yimaadeen haweenka Soomaaliyeed oo...

Guddoomiyaha Gudidda Shaqaalaha Rayidka ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wasiir-dowlaha Arrimaha Dibedda oo booqasho ugu...

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane,Balal Maxamed Cusman ayaa maanta booqasho ku yimid Xarunta Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda. Wasiiru...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb- Guddiga hirgelinta Maamulka doorashooyinka ee dowlad Goboleed Galmudug ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kuraastan ayaa waxa...