Wararka Gudaha

Puntland ay shaaciyay Jadwalaka doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ay shaaciyay Jadwalaka doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee lagu dooran...

Taliska ciidanka Booliska oo faah faahiyay khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka dhacay degmooyin...

0
Afhayeenka Ciidanka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadalay goordhaw Warbaahinta ayaa ka warbixiyay weeraro ay koxaha argagixsada Al-shabaab xalay ay ku...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la soo Af jaray mashruucii burcad badeeda ee...

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021) ee Maarso 3, 2022. Xeebaha...

Galmudug & Jubbaland oo soo saaray jadwalka doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka

0
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya ergada dooraneysa 3-da kursi ee kala ah: 1 – HOP#147 2 – HOP#035 3...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gurmadka abaaraha u magacaabay guddi ka kooban Golaha Xukuumadda iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee...

Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Azerbaijan

0
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo talaado ah khadka telefoonka wada hadal...

Guddiga maamulka doorashadda Hirshabeelle oo shaaciyey jadwalka doorashadda 6 kursi

0
Beled weyne- Guddiga maamulka doorashada ee dowlad goboleed ee Hirshabelle ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay...

Wasaaradda waxbarashadda XFS oo daah furtay Barnaamijka tababarka Macalimiinta Soomaaliyeed

0
Wasiirka wasaaradda waxbarshadda, hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Abuukar Xaaji, (Cabdulaahi Carab), ayaa daah furay barnaamijka tababarka macalimiinta Soomaaliyeed,...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada hadleen qodobbo...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wadda hadlay sidii dib loogu furi lahaa dhoofka xoolaha...

0
Wasiirka wasaaradda Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta shir kula yeeshay xarunta Safaaradda Boqortooyada...