Wararka Gudaha

TUUGSI IYO TAAKULO AADMIBA MIDNA LAGUMA TANAADO

0
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalkeena ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee...

SHUMACII AQOONTA LA SHIDAY SHARWADOW SHURUGGA KU RAAC

0
SAWIRKA GOOB JOOG Waxaa mar labad soo laba  kacleyey waxbarashada waddanka soomaaliya waxaana aas aas u ah wasaaradda waxbarashada oo diyaarisay maclliimin kasoo baxay jaamacadda...

TAARIIKHDA DHAQAALAHA SOOMAALIYA

0
Soomaaliya wax-soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda , waxayna soo saari jirtay waxyaabo badan oo kala duwan, sida sonkorta, hilibka, caanaha, qudaarta,...

GANACSIGA SOOMAALIYA OO HORUMAR SAMEEYNAYO

0
Soomaaliya waxaa Ka jiro hormarro ganacsi oo ay sameenayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku kula sugan dalka iyo dibadaba waxaana laga dareemayaa horumarrada ganacsi suuqayada...

FAA’IIDOOYINKA KU JIRA KA GANACSIGA SALBUKADA

0
Salbukada waxa ay ka mid tahay waxyaabaha lagu magacaabo cunno maalmeedka (quutal daruuriga) ah waana dalag ka mid ah dalagyada inoo baxa oo uu...

Ramadaan waa bishii sadaqada

0
Sadaqadu waa wax Allaah (Swt) uuna faray in loogu gargaaro dadkeena tabaaleysan ee dan yarta ah, dadka kiisa ladanna uu caawiyo kiisa miskiinka ah. Bisha...

DUCADA WAALIDKA WAA FURAHA JANNADA

0
Bari baa islaan aad u da'wayn oo dhul hawd ah ku nooleed, 1wiil oo ay aad u jecleedna ilma ka dhashay , waxaa kadeeday...

MA OGTAHAY FADLIGA IYO FAA’IIDADA LAGA HELO BISHA RAMADAAN

0
Bisha Ramadaan waxay leedahay fadli gaar ah oo aanay la wadaagin Bilaha kale, waa Bisha 9aad ee Bilaha Hijriga, waa Bishi lagu soo dejiyay...

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegey Hoggaanka Gaadiidka Boliiska

0
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer shaqo ku tegey hoggaanka Gaadiidka Boliiska iyo Qeybta nabadgelyada waddooyinka ee Traffico. Kormeerka Taliyaha...

Wasiiru-Dowlaha Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka...

0
Wasiiru-Dowladaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Dhucle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Livingstone ee Dalka Zambia uga...