Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay laba hindise sharciyeed oo muhiim ah dalka
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka 'Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga’ waxaana sharcigaan u codeeyey 145 Xildhibaan, laba Xildhibaan ayaa ka aamustay, wax diidayna...
Duqa Muqdisho oo daah-furay soo bandhigista Cilmi-baarisyo laga sameeyay Caasimadda dalka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay soo bandhigista Cilmi-baarisyo laga sameeyay Caasimadda Muqdisho, ee uu soo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay waxqabadka todobaadkan oo qodobaysan.
1-Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta goobaha laga saarey Khawaarijta, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay muhiimad...
Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka oo War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye Cabdalla Muumin
Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye, Cabdalla Axmed Muumin
Maraykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay afhayeenka khawaarijta
Dowladda Maraykanka ayaa shan milyan oo dollar u ballan-qaadday cidii keenta xog sahlaysa dilka ama soo qabashada afhayeenka khawaarijta Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage (Cali...
Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka oo War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye Cabdalla Muumin
Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye, Cabdalla Axmed Muumin.
axqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadkan.
-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay waxqabadka todobaadkan oo qodobaysan.
1-Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo kormeeray Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kormeeray Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad.
Guddoomiyaha oo ay wehliyaan xubno ka...
Sirdoonka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamka oo horjoogeyaal Khawaarij ah ku dilay howlgal ka dhacay...
Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Safiirka Soomaaliya ee dalalka Sacuudiga, Baxreyn iyo Jordan, Danjire Saalim Xaaji ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Mudane Dr. Hisham Al-Jadhei, Madaxa...










