Dhuusamareeb oo lagu doortay saddex xildhibaan oo ka mid ah BFS
Dhuusamareeb- Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Galmudug ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.
Mudanadaayaasha maanta kusoo baxay...
Samareeb oo saddex xildhibaan lagu doortay
Waxaa goordhow magaalada samareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka dowlad goboleedka Galmudug ku matali doona Baarlamanka 11-aad...
Mahad Salaad oo mar kale ka mid noqonaya Golaha Shacabka
Mahad Maxamed Salaad ayaa saaka mar kale loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP147 isagoo heley 101 cod ka dib markii ay tanaasushay murashaxii ka...
Galmudug iyo Muqdisho oo maanta lagu dooranayo toban xildhibaan
Waxaa maanta oo Khamiis ah ka billowday magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb doorashada qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay
Dhuusamareeb- Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ballaaran oo ka socday xafiiska Qaramada Midoobay, gaar ahaan hey’adda...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib falalkii argagixisadu xalay ka...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa maanata degmada Baraawe ku qabtay doorashada Todoba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo kamid...
Guddiga Doorashada Galmudug oo qabatay Doorashada Kursiga ka dhimanaa aqalka sare
Guddiga Doorashada Galmudug iyo Guddiga Aqalka sare ee Baarlamaanka Galmudug waxay qabteen Doorashada Kursiga ka dhimanaa aqalka sare ee Galmudug, kursigaan waxaa isku diiwaangeliyey...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Safaaradda UK oo ka wada hadlay arrimaha Abaaraha ee ka...
Guddoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (jaketti) ayaa maanta kula kulantay Safaaradda UK ee Somaliya ku xigeenka safiirka...
UNICEF oo ku dhawaaqday in dalalka Geeska Afrika (Soomaaliya, Kenya, iyo Itoobiya) ay wajahayaan...
Warbixin ay soo saartay heya’adda UNICEF ayaa waxa looga digay khataro ka dhalan kara abaaro daran oo ay wajahayaan dalalka Soomaliya,Kenya iyo Itoobiya warbixinta...