Wararka Gudaha

Ciidamada Danab iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada hoose+Sawirro

0
Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal lagu baacsanayay maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta la doortay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo. Xildhibaanadan oo kala ah,...

Muuqaalka xeebta Liido oo soo jiitay boqolaal dadweyne ah

0
Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta oo jimco ah u dalxiistagay xeebta Liido oo muuqaal ahaan ka duwan sideey aheyd todobaadyadii hore. Boqolaal dadweyne ah...

Dhuusamareeb oo lagu qabtay Xaflad taageero ah oo loo sameeyay Xildhibaan Mahad Salaad

0
Munaasabad lagu taageerayay Xildhibaan Mahad Salaad oo shalay loo doortay mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa manta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee ghobolka Mudug. Xafladdaasi...

Kismaayo oo maanta lagu doortay saddex xildhibaan

0
Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu qabtay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Jubbaland ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. Mudanadaayaasha maanta kusoo baxay doorashadii ka...

Soomaaliya iyo Tansaaniya oo ka wadahadlay horumarinta danaha labada dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka ah, Mudane Cabdul Saciid Muuse Cali oo ka qeyb-galaya Shir-madaxeedka Afrika iyo Yurub ayaa kulan...

Wasaaradda Warfaafinta oo heshiis is-afgarad ah la saxiixatay Ha’yadda Tiyaatarka Carabta

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abubakar Dubbe iyo xoghayaha guud ee golaha murtida iyo madadaalada Carabta mudane Ismaaciil...

Wasaaradda Gargaarka XFS oo deeq raashin ah gaarsiiysay Dhuusamareeb

0
Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta  masiiboyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo loogu talagaley 216 qoys oo ah dadka Abaaruha saameeyeen soo gaarsiisay ...

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada toddoba xildhibaan oo ka mid ah BFS

0
Waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho doorashada toddoba xildhibaan oo maamulka Soomaaliland ku mateli doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. Mudanayaasha maanta la doortay ayaa...

Magaalada Baraawe oo maanta lagu doortay toddoba xildhibaan oo ka tirsan BFS

0
Baraawe- Magaalada Baraawe ee xarunta maamulka koofur galbeed ayaa maanta lag u doortay toddoba xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka aqalka hoose ee Soomaaliya. Xubnaha...