Wararka Gudaha

Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Degmooyinka shangaani iyo Cabdicasiis

0
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) kulan la tashi ah galabta la qaatay  Bulshada Degmooyinka Shangaani iyo...

Shirka Golaha Wadatshiga Qaran Oo Looga Hadli Doono Ammaanka!

0
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo soo bilaabmay maalintii isniintii ayaa maanta oo khamiis ah galaya maalintii Afraad, waxay madaxdu shalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo ay ciidamada Amniga...

Wasiir Dubbe Oo Ka Hadlay Kulankii Horudhaca U Ahaa Shirka Qaran Ee Dhammeystirka Ahaa!arrimaha...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafin, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, oo Shir jaraa’id warbaahinta kula hadlay ayaa ka warbixiyey kulankii...

Ra’iisulwasaaraha Yahuudda Netanyahu Oo Ku Wajahan Imaaraadka Carabta

0
Ilo wareedyo ku sugan Telaabiib ayaa sheegaya in Netanyahu uu booqasho rasmi ah ku tagi doono Imaaraadka  Carabta beri oo Khamiis ah, booqashadaasi oo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaro Looga Hortagayo Covid-19

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in bulshada caasimadda ay xirtaan...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyina Heer Federaal Oo Ku Baaqay In Shir Deg Deg Ah La...

0
Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah u kulmaan...

Kulanka Ra’Isul Wasaaraha Iyo Midowga Murashaxiinta Oo Furmay

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibada Masar Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoom Danjiraha Soomaaliya

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah...

War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Guddiga Farsamada ee Magaalada Baydhaba.

0
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka,...