Wararka Gudaha

Jubbaland oo soo saartay liiska 16-ka kursi ee deegaan doorashada labaad

0
Gudiga Doorashada Jubaland ayaa shaaciyey 16kii kursi oo kamid ah kuraasta taallo magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gado Qoraalka ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay...

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo oo shaaciyey maalinta la dhaarinayo BFS

0
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaha cafimaadka

0
Wasaaradda caafimaadka maamul goboleedka Galmudug ayaa magaaladda Dhuusa-mareeb tababar uga furtay 54 qof oo ka tirsan guddiga heer bulsho ee mashruuca Marwo caafimaad oo...

Xildhibaannadii ugu dambeeyay koofur galbeed oo maanta lagu doortay Baydhabo

0
Toddoba Kursi oo ka harsanayd 69 xildhibaan oo ay degaan doorashoodu tahay koofur galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhabo. Xildhibaannada maanta lagu doortay Baydhabo...

Duqa Muqdisho iyo safiirka Shiinaha u jooga Soomaaliya oo ka wada hadlay horumarinta caasimadda

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi...

RAISUL WASAARE KU XIGEENKA DALKA OO DAAHFURAY MUSAABAD DIB LOOGU FURAYO DHOOFINTA XOOLAHA SOOMAALIYA...

0
Raysal wasaare ku xigeenka dalka mudane mahdi maxamed guuleed ayaa si rasmiya u daahfuray munaasibad balaaran oo dawladda soomaliya ku shaacinaysay dib ufurista xoolaha...

Maamulihii iskuulka Deyniile oo saaka qarax lagu dilay

0
Alle Ha u naxariitee Maamulihii iskuulka Deyniile ayaa lagu dilay qarax ka dhacay wadad laamiga ah ee degmadda Dayniile. Marxuum Daahir Xasan Tooxow (Daahir Dig...

Galmudug iyo Koofur Galbeed oo maanta soo gabagabeynayo Doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka

0
Dowlad Goboleedyadda Galmudug & Koofur galbeed ayaa maanta soo gabagabeynayo doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda halkaas ahayd. Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Dooraneyso...

Taliyaha ciidanka cirka Soomaaliya oo la kulmay Saraakiil ka socota dalka Pakistan

0
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Sarreeye guuto, Maxamuud Sheekh Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka dalka Pakistan. Saraakiishan ayaa u imid...

Xubno ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo maanta lagu soo bandhigay Bariire

0
-Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro ah oo sida la sheegay Argagixisada...