Wararka Gudaha

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ee gurmadka Abaaraha oo safarkiisi ugu horreeyay ku...

0
Baydhabo- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad...

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Garoowe

0
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminaya ayaa loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe. Madaxweynaha ayaa ka hadlay guud ahaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay danjiraha Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bogaadiyay gargaarka ay dalka keentay dowladda Qadar

0
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Arrimaha bani-aadanimada iyo Gurmadka Abaaraha, Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa bogaadiyay gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Baydhabo

0
Madaxweyne JFS mudane,  Xasan Sheekh  Maxamuud oo safarkiisii ugu horreeyey ugu ambabaxay maanta Dowlad goboleedka Koonfur-galbeed. Soo dhowaynta wafdiga madaxweynaha ayaa laga dareemayaa Magaalada Baydhabo...

Wadamada Midowga Yurub oo ku heshiiyey in 90% la dhimo xadiga saliida ee laga...

0
Guddoomiyaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels in cuno...

Wasiirka Awqaafta XFS oo la kulamay Wasiirka Xajka ee Boqortooyada Sacuudiga

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta XFS Mudane, Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa ka kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Dr. Towfiiq...

AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MADAXTOOYADA OO XILKA KALA WAREEGAY AGAASIMIHII HORE

0
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Cali Dige ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta...