Wararka Gudaha

La taliyaha amniga Madaxweynaha JFS oo furay shir looga hadlayo cuna-qabateynta hubka ee saaran...

0
Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane, Xuseen Macalin ayaa  furay shirka sannad laha ee maareynta hubka iyo rasaasta oo sannadkaan looga hadlayo halka...

Maxkamada ciidanka oo xukuntay riday xubin ka tirsana Khawaarijta Al-shabaab

0
Cali Abuukar Jimcaale Rooble, ayaa loo soo xiray sadaxdii November ee sanadkii hore ka mid ahaanshaha Khawaarijta Alshabaab, waxa uu u qaabilsanaa qaybta Amniyaadka. Cali...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Guddoonka Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah

0
Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah. Ra’iisul Wasaare...

Doorka fanka ee la dagaalanka khawaariijta

0
Soomaaliya waxay leedahay taariikh dheer oo qani ah iyadoo adeegsanaysa fanka gudbinta fariimaha muhiimka ah iyo horumarinta midnimada qaranka,laga soo bilaabo suugaanta,muusiga iyo fanka...

Wasiirka Qorsheynta oo sagootiyay wafdigii ka qaybgalay madasha maalgashiga Soomaaliya iyo Suudaan

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya,Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa xaflad casho sharaf iyo sagootin isugu jirtay u sameeyay wafdi ka socday dowladda Suudaan...

Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo daah-furtay wejiga saddexaad ee Mashruuca Gurmadka Deg-degga ah

0
Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo daah-furtay wejiga saddexaad ee Mashruuca Gurmadka Deg-degga ah Muqdisho-(SONNA)-Wajiga saddexaad ee Mashruuca Gurmadka Deg-dega ah ee lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed...

Wasiir Fiqi oo Muqdisho ka daah-furay shirka wada tashiga Qaran ee Hindise sharciyeedka diiwaan...

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta, Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ku saabsan wada tashiga Qaran ee...

Hay’adaha dib u eegista dastuurka ee heer federaal oo maanta yeeshay kulankoodii koowaad

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 21.Maarso.2023, waxaa kulankoodii koowaad yeeshay hay’adaha dib-u-eegista Dastuurka ee heer federaal oo kala ah Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka,...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo QM oo ka wada hadlay dib u heshiisiinta iyo arrimo...

0
Guddomiye Ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane; Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Guud  ee he’adda UNDP Soomaaliya Mr;...

Wasiirka Caafimaadka oo daah-furay qorshaha waxqabadka deg-degga ah ee ciribtirka dabeysha

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr; Cali Xaaji Aaden iyo la-hawlgalayaasha Caalamiga ee hindisaha ciribtirka cudurka dabaysha  (GPEI), oo ay ku...