MAXAA DIIDAYA IS CAFINTA INAAN SII KORDHINO?
Cafiska waa arrin qiimo badan oo mudnaantiisa leh..waana arrin muhiim marka loo eego waxa dadka ka dhex dhaca.
Bini’aadamka ayaa sidiisaba u sameysan khilaaf iyo...
CUDURKA DAACUUNKA IYO SIDA LOO DAWEEYO
Daacuunka waa Cudur halis ah, oo si fudud ugu fida meelaha ay ku jiraan xaaladaha nadaafad darro iyo faayo dhowr la’aanta, isla markaana biyaha...
BADAHU WAA KEYD CUNTO OO ALLE NOOGU DEEQAY
y si howl Haddii aad u fiirsatid oogada dhulka aan ku nool nahay, waxaa ogaaneysaa in 75% ay tahay biyo ama bad, dhinac kasta...
KHAWAARIJ KHILAAF MOOYE MA LAHA WAX KHEYR AH.
Kooxda Khawaarijta ah ee gabalkoodu sii dhacayo ayaa waxa gaaray jab iyo Khasaarihii ugu badnaa ee lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee lagula galay...
BOGGA DALJIR GXX103 ...
Ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed iyo saaxiibbada Caalamiga ah ayaa howlgal ka dhacay degaanka Shaw ee galbeedka gobolka Hiiraan ku dilay 20...
Xoghayaha guud ee golaha shacabka BJF oo ka mid noqday guddiga fulinta Midowga Xoghayayaasha...
Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada...
Maamulka degmada Hobyo oo dhagax dhigay xarunta maamulka iyo tan saldhigga ee Xinbarwaaqo
Gudoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Acmed C/lle iyo ku xigeenkiisa Muqtaar C/Laahi Maxamed ayaa gaaray deegaanka Xinbarwaaqo iyagoo dhagax dhigay xarumaha saldhigga Booliska iyo tan...
Maamulka Hirshabeelle oo wada dadaal lagu dhisayo buundo ay yeelato Buulo-burde
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle,Cabdi Daahir guurre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maantay gaaray Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.
Wasiirka oo ay la...
Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka XFS oo lagu soo dhoweeyay Dalka Ciraaq
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay lagu soo dhoweeyay magaalada Baqdaad...
Ciidanka xoogga dalka oo kala wareegay Khawaarijta deegaanka Beer-faarax
Xarardheere:- Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar ku qaaday Deeganka Beer-faarax oo dhaca waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug.
Ciidamada ayaa burburiyay Saldhig khawaarijta...










