Kulan sagootin ah oo xalay muqdisho loogu sameeyay wafdi ka socday ururka Iskaashiga waddamada...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo xiriirka Caalamiga ah ee XFS, Abshir Jaamac Huruuse ayaa sheegay in xalay ay kulan casho sagootin ah u sameeyeen...
Duqa Muqdisho oo sheegay in xabsiga la dhigay ciidankii rasaasta ku furay Guddoomiyaha Yaaqshiid
- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa sheegay in xabsiga la dhigay oo sharciga la horkeeni doono ciidankii...
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda ururka iskaashiga Islaamka
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda ururka iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayey kaaliyaha xoghayaha...
Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka oo la kulmay safiirka Qatar
Gudoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Qatar danjire Cabdalla bin Saalim Al-nucaymi.
Kulankan oo ka dhacay...
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Uganda uga qayb galaya shirka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay shir sanadeedka 10-aad ee ururka xeer ilaaliyaasha bariga Afrika oo ka...
Mid ka mid ah balanqaadyadii ololaha doorashada ee madaxweyne Xasan sheekh oo maanta meel...
Hanaanka Dowlad dhiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo soo maray heerar kala duwanaa kuwaas oo lahaa caqabadahooda ayaa marwalba ahaa mid koritaan sare samaynayey,sida hanaanka...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah furay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa daah furay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, halku-dhigiisuna...
Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo la kulmay wafdi ka socda ururka iskaashiga islaamka...
Guddoomiyaha hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaran Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan howlwadeenno, iyo Lataliyayaal sare oo ka tirsan hay’adda ayaa maanta Muqdisho kula...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee degan goobihii waxbarashada dalka in...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah furay Imtixaanka shaqaaleysiinta Saddex kun oo Macallin oo ay qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada,...
Madaxweynaha oo wacad ku maray in uu Soomaaliya ka sifeynayo Al-Shabaab. (WARBIXIN).
Waxaa qortay Majaladda THE TIMES, Khamiis, February 23, 2023
By Fred Harter
Muddadii ugu horreysay ee Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka hayo, 2012-kii ilaa 2017-kii, kooxda...










