Wararka Gudaha

Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka oo War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye Cabdalla Muumin

0
Xafiiska Xeerilaalinta Qaranka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray xarigga wariye, Cabdalla Axmed Muumin.

axqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadkan.

0
-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay waxqabadka todobaadkan oo qodobaysan. 1-Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo kormeeray Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kormeeray Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka weyn ee Degmada Balcad. Guddoomiyaha oo ay wehliyaan xubno ka...

Sirdoonka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamka oo horjoogeyaal Khawaarij ah ku dilay howlgal ka dhacay...

0
Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

0
Safiirka Soomaaliya ee dalalka Sacuudiga, Baxreyn iyo Jordan,  Danjire Saalim Xaaji ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Mudane Dr. Hisham Al-Jadhei, Madaxa...

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Safaaradda Shiinaha kala wareegtay gargaar loogu talo galay dadka danta...

0
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa maanta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya kala wareegtay gargaar loogu talo galay dadka Soomaaliyeed ee danta yar. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka...

Dowladda Soomaaliya oo saanad ciidan kala wareegtay Maraykanka

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed...

Booliska Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay eedeysane dhaawac u geystay wade Mooto Bajaaj

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen eedeysane dhaawac u geystay wade mooto Bajaaj xilli uu marayay...

Shirweynaha xalka waara ee heer Qaran oo galay maalintii labaad

0
Waxa Maalinti Labaad Magaalada Muqdisho ka socdo Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, kaas oo uu halku-dhiggiisu yahay Tayeynta iyo isku-dubbaridka wax ka...

Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Awqaafta oo sheegay in khawaarijtu ay gaajo ugu dhimanayaan...

0
Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Maxamuud Macallin Yaxye ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegey in guulaha ay dagaalka ka...