Wararka Gudaha

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
Kampala- Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka dalka aan walaalalaha nahay ee...

Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

0
Meertadii 6-aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir oo uu guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya...

Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Dowladda

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 24 May, 2023 1- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta Muqdisho ka furmaya, loogana hadli doono qorsheyaal muhiim u...

Wasiirka Caafimaadka oo Geneva kaga qeyb galay madasha 76-aad ee golaha Caafimaadka Adduunka

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Dr, Cali Xaaji Aaden iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay madasha 76-aad ee...

Soomaaliya iyo Canada oo ka wada hadlay dhameystirka arrimaha deyn-cafinta Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharmal Sheekh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka horumarinta...

Shirka madasha 2-aad ee Maayarrada dalka oo lagu soo xiray Muqdisho

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyey Maayarrada Magaalooyinka dalka iyo Wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada, kuwaas oo uu u...

Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga oo hawlgal ka dhacay Jilib ku dhaawacay Horjooge Sare

0
Mid ka mid ah Horjoogayaasha Khawaarijta ayaa lagu dhaawacay hawlgal wadajir ah oo ay fuliyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah. Horjoogaha la dhaawacay waxaa...

Wasiirka arrimaha gudaha oo soo xiray madasha maayarada Soomaaliya

0
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa soo xiray madasha maayarada Soomaaliya, kaas oo wasaaraddu ay Muqdisho ugu...

Wasiirka arrimaha dibadda oo gaaray New York, halkaas oo uu shir caalami ah uga...

0
New York: Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Maraykanka, halkaas oo uu ka furmayo...

Ra’iisal wasaare Xamse oo hadal ka jeediyey shirka Bangiga Horumarinta Afrika oo dalka Masar...

0
Sharmalsheekh; Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey madasha shirka Sharma Al-sheekh ayaa si qoto dheer kaga hadlay ahmiyadda...