Madaxweyne Farmaajo Oo Bogaadiyay Qodobada ay Go’aamiyeen Golaha Wadatashiga Qaran ee uu hoggaaminayay Ra’iisul...
Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka...
Hor-jooge ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya
Hor-jooge sare oo ka tirsan kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya.
Hor-joogahan oo lagu magacaabo Aadan Guurow Isaaq oo muddo...
Wasiirka Gaashaadhigga XFS oo kulan la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaliya
Wasiirka Gaashaadhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo saraakiil ka tirsan Safaaradda Mareykanka ayaa waxay ka...
Danjiraha Soomaaliya ee Masar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galay shirka madasha...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, mudane Ilyaas Shiikh Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb...
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo soo dhaweeyay Qalab casri ah oo ay keentay Hay’adda Valar
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Ahmed Farax ayaa maanta mas’uuliyiinta Hay’adda Valar la qaatay kulan la xariira Qalab Casri...
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada oo kormeertay Xarunta MCHka Degmada Hodan
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kormeertay Xarunta MCHka Degmada Hodan ee Gobolka...
Madaxwene ku-xigeenka Puntland oo Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada
Madaxwene ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Puntland.
Shirkan ayaa looga hadlay sidii loo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay askari horay u dilay...
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada daraawiisha degmada Baladxaawo oo horay qof shacab ah ugu...
Mareykanka: 19 ruux oo ku dhintay dab ka kacay New York
Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Norway u qaabbilsan Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Gaarka ee Dowladda Norway u qaabbilsan...