Wararka Gudaha

Bulshada Godinlabe oo abaabulay ciidamo rayid ah oo la dagaalama Al-Shabaab

0
Qaar kamid ah hogaamiyaasha Bulshada ee ku dhaqan deegaanka Godinlabe ayaa ciidamada dowladda ku biiriyay in ka badan laba boqol oo ruux ah oo...

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada qaba baahiyaha gaarka...

0
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil Maxamed Barre Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kula kulmay  qaar ka mid ah dhallinyarada qaba baahiyaha gaarka ah ee ku...

Ciidanka NISA oo burburiyey Shabakad Shabaab ah, Gacantana ku dhigay Dhagarqabeyaal

0
Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa burburiyay Shabakad Shabaab ah oo Argagixisadu u qorsheeyeen inay falal amni Daro ay ka gaystaan...

Ciidanka Kumandooska Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 18 ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab

0
Hiiraan- Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa xalay degaanka Buqda-aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday saldhigii ugu...

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay Ciidanka Daraawiishta Galmudug

0
Gaalkacyo- Maxamed Nuur Xasan oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa isku dhiibay Ciidanka Daraawiishta Galmudug ee ka howlgala degmada Wisil. Maxamed Nuur oo u warramay...

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka XFS ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Sweden u...

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka XFS mudane, Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan la yeeshay  safiirka dowladda Sweden u fadhiya dalkeenna Ambassador; Per Lindgarde. Kulanka ayaa...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo la kulantay xog-hayaha guud ee guddiga duulista hawada Afrika

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo kulan la qaadatay Adefunke Adeyem, oo ah xog-hayaha guud ee guddiga duulista hawada Afrika (Africa Civil Aviation Commission (AFCAC). Wasiirka Wasaaradda...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA SHIRKA GOLAHA LOO DHAN YAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono...

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku dagaalamay...

0
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiinta XFS ayaa waxaa ay baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku dagaalamay deegaanka Laanqaylo oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal...