Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis muhiim ah
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhidibada u taagaya xoojinayo xiriirka labada dal,gaar ahaan dhinacyada siyaasada iyo dibolomaasiyadda.
Munaasabadda saxiixa heshiiskan...
Wafdi ka socda Dowladda FS oo kormeeray xerada tababarka Ciidanka ee Gobolka Bakool
Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer dhiirigalin ah ku tagay xerada tababarka Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobolka Bakool.
Wafdigaan...
Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo la kulmay xubno ka socday Urur Goboleedka (EAC)
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Xaruntiisa kula kulmay masuuliyiin ka socday Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika...
Xildhibaan Yaasiin Fareey oo deeq xoolo ah gaarsiiiyay cidanka dowladda ee ku sugan Bariga...
Xildhibaan Yaasin C/laahi Fareey oo ka mid ah Xildhibaanada BJFS ayaa deeq xoolo ah gaarsiiyay Ciidanka Xoogga iyo kuwa madaniga ee ka howlgala deegaanada...
Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta iyo Heshiisyo muhiim ah.
Muqdisho-Wargeyska Dalka- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo Maanta yeeshay Kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan Arrimaha...
Golaha Wasiirrada XJFS oo Taliyaha Ciidanka Asluubta u Magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan...
Muqdisho-Wargeyska Dalka- Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa Maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana loo...
Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XJFS oo ka qeybgalay gunaanadka Barnaamij la xiriiray Horumarinta...
Muqdisho- Wargeyska Dalka-Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha XJFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa ka qeybgalay Munaasabadda gabagabada Barnaamijka...
Qoysas ku dhaqan Duleedka Magaalada Baydhabo oo loo sameeyay Biyo-dhaamin
Boqollaal Qoys oo ka mid ah Dadka ay saameeyeen Abaaraha ee ku sugan Deegaanno hoostaga Magaalada Baydhabo ayaa helay Kaalmo Biyo dhaamin oo ay...
Taliyaha CXD oo hoggaanka taliska Mararaykanka ee Afrika kala hadlay howlgalada ka dhanka ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika...










