Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay santuuqa midaysan ee Soomaaliya

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay daah-furka madasha sanduuqa mideysan ee Soomaaliya (Somalia Joint Fond). Madasha...

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka oo saxiixay heshiis muhiim ah

0
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay heshiis saddex-geesood oo ka dhexeeya Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka, Hay’adda Horumarinta INTOSAI...

Soomaaliya iyo Marooko oo iska kaashanaya horumarinta Sportiga iyo dhallinyarada

0
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil, Maxamed Barre Maxamuud oo ka qaybgalaya shirka Wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha ee Qaaradda Afrika ayaa kulan...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga

0
Riyadh- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga. Wafdiga uu hoggaaminayo Xeer...

Wasiirka cadaaladda oo daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda saddaaxaad oo ay u fariisteen...

Falcelinta madashii furnayd ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga jawaabay su’aalaha Shacabka

0
Ka dib markii uu Madaxweynaha JFS Mudane Dr: Xasan Shiikh Maxamuud uu ka qeyb galay madashii furneyd ee su’aalo Dadweyne lagu weydiinayay, islamarkaana uu...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin ka...

Ciidamada Booliiska oo gacanta ku soo dhigay eedeesane fakad ahaa

0
Taliska Qeybta Guud ee Boliiska gobalka Banaadir, ayaa sheegay in ciidamada Boliiska ee ka howlgala Saldhigga degmada Howlwadaag, ay gacanta ku soo dhigeen nin...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar...

Hooyo isku duubtay dhagar-qabe qarax sida oo si naf-hurnimo leh u badbaadisay askar ka...

0
Hooyo isku duubtay dhagar-qabe qarax sida oo si naf-hurnimo leh u badbaadisay askar ka tirsan ciidamada qaranka ( Warbixin). Magaceeda saxda ma ahan, balse waxaan...