Wararka Gudaha

Ciidamada ATMIS oo Sh/Hoose ku dilay dhowr khawaarij ah

0
Ciidamada ATMIS eek u sugan Gobolka Sh/Hoose,gaar ahaan Magaalada Baladul-Amiin ayaa dilay qaar kamid ah kooxaha khawaarijta oo doonaayey in ay isku dayaan weeraro...

Daminta Dabkii ka kacay xalay Suuqa Ganacsiga Jigjiga oo lagu guulaystay

0
Jigjiga waxa xalay abaaro 11:20 habeenimo Dab khasaare badan geystay ka kacay Suuqa Ganacsiga ee magaalo madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Jigjiga,Suuqan gubtay ayaa...

JACAYLKII QALINKA OO ISKU BADALAY QISO NAXDIN LEH (QEYBTA 1-AAD)

0
Qisada naxdinta iyo argagaxa leh ee aynu moogan idiin warin doonaahi waxay ku saabsan tahay gabar soomaaliyeed oo lagu magacaabo qadra. Qadra waxay ku soo...

TACABKA BEERAHA DHAQAALAHEENA WAX MA KA BADDALI KARAA?

0
Dalka Soomaaliyeed waa dal hodan ku ah kheeraad badan uu Alle ku maneystay waa dal ku wanaagsan hirgalinta mashaariicyo horumarineed sida Tacbashada beeraha oo...

HORMARKA GANACSI HABEENKA EE MAGAALADA MUQISHO.

0
Magaalada Muqdisho Caasimada dalka Soomaaliya waa magaalo Ka soo kabaneyso colaadihii dheera ay soo martay magaalada waxay ku jirtaa dib u soo kabasho ganacsi...

0
Congo:- Wafdi ay hoggaamineyso Maareeye ku-xigeenķa Hay’adda Tayo-dhawrka Qaranka Marwo Suubban Cabdi Nuur ayaa ka qeybgalay kulanka 29aad ee Arso General Assembly oo ka...

DHALINYARADA KU SHAQEYSATA BAALASHKA SIDEE LOOGU DHIIRI GELIN KARAA INAY WAXBARTAAN?

0
Tan iyo burburkii dalkeena soomaaliya waa gabi ahaan qadka Ka baxay kaabayaashii dhaqaale ee dalkeena sida warshaddii soo saari jirtay Sokorta, Burka, Bariiska, Baastada,Caanaha,...

MUSLIMKU: WAA MIDKA DADKU KA NABAD GALAAN

0
Qofka muslimka ah waa qof dhowrsan oo iska ilaaliya dhammaan waxyaabaha xun xun, muslimku waa ruux markasta samaha jecel, waa ruux shayskasta ka fiiriya...

FADLIGA TOBANKA HORE EE BISHA DUL-XAJ

0
Dul-Xaj waa bisha laba iyo tobnaad ee ugu dambeysa bilaha Islaamka. Waxayna u leedahay Muslimiinta caalamka ku nool muhiimad weyn, maaddaama bishan gudaheeda ay...

CIIDU WAA FARXAD IYO CIBAADO!

0
Maalinta ciidu waa maalin aad u qiimo badan waxaa uu yimid Xabiibkeenu scw magaalada madiina iyadoo la ciido laba maalmood markaasu yiri: waa maxay...