Guddoomiyaha Haya’adda maaraynta masiibooyinka oo gaaray Beledweyne
Hiiraan:- Wafdi uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabelle.
Wasiiro...
Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay gudidda tira-koobka hantida qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka.
Gudiddan ayaa...
Musuq-maasuqu waa dilaaga Qaranka (WARBIXIN)
Musuqmaasuq Af Ingiriis waxaa lagu yiraa corruption, waa nidaamka oo maamul xun iyo been leh kooxda dowladda ama xukumaad ama awood leh. Waxaa kaloo lagu...
Ciidanka Sirdoonka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay 44 khawaarij...
Hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen Deegaanka Cali Fuuto ee hoos taga degmada Kuntuwaaray...
Khawaarijta Al-shabaab oo khaarijiyay boqolaal ka tirsan Daacish oo maxaabiis ahaan ugu xirnaa (Warbixin)
Warbaahinta Qaranka ayaa ogaatay faah-faahinta malesshiyaad ka tirsan kooxda Daacish oo muddo sanado ah u xirnaa kooxda Khawaarijta arxanka-daran ee Al-shabaab oo inta ay...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo saxiixay heshiis dib loogu qaabeynayo deymaha uu Soomaaliya ku leeyahay...
Jeddah:- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah...
Madaxweynaha JFS oo sheegay in shacabka toos warbaahinta ugala socon doonaan eedaha la xiriira...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jumcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo ilaalinta hantida dadweynaha.
Madaxweyne...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Abaaraha oo qeyb galay shir la...
GENEVA- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dalka Switzerland kaga qeyb galay shir...
Ergeyga Madaxweynaha ee arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta oo ka qeybgashay shir ka dhacay...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweeynaha u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta Ambaashatoor Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa Magaalada Stockholm ee Caasimadda Dalka Sweden...
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo Ka qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ee Qowmiyadaha Shiinaha...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ayaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha kaga qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ee...










