Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS oo ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano...

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay wafdi ka socda WFP

0
Dhuusamarreeb, SONNA:Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka madaxtooyada Dhuusamarreeb ku qaabilay wafdi ka socday haya’dda WFP oo uu hoggaaminyay wakiila...

Maxaa u qabsoomay Madaxdweyne Xasan Sh. muddada halka sano ah. (WARBIXIN

0
Inta aan u gudagalin nuxurka warbixinta aad bal dib yara jaleecno, sidii mar kale loogu doortay Xilka Madaxweynaha JFS Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, waxa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda 15-ka may

0
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-ka Maajo oo ku beegan curashadii ururkii gobanimo...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali...

Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May

0
Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa  waa  dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la...

Madaxweynaha JFS oo sagootiyey ciidan ka qeyb-galaya wajiga labaad ee dagaalka Khawaarijta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay galinkii dambe ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Guutada...

Warbixin: Dhallinyaradii S.Y.L iyo kuwa maanta khawaarijta ka xoraynaysa dalka

0
Dal kasta, awood ahaan, Difaac ahaan iyo horumar ahaan intaba, inkastoo dhallinyarada ay ku kala duwan yihiin wadamada ay joogaan iyo  xaaladda ay ku...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shirka heerka sare ee Golaha Dhaqaalaha Qaran oo looga hadlay...

0
Shirka Heerka Sare ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa saaka ka qabsoomay Xarunta Madaxtooyada Qaranka iyada oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka, kuwaasi oo Madaxweynaha u soo  bandhigey waxqabadka halkii...