DHIBAATOOYINKA GANACSI EE KA JIRA MAGAALADA MUQISHO.
Magaalada muqdisho ee caasimadda dalka waa magaalo madaxda dalka waxa ay fariisin u tahay dowladda federaalka waa magaalo ay ku nool yihiin shacab ka...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 49-AAD)
Maana waxay ka soo kacday sariirteedii ay sidii qof
hurda isku nabaysey inta qorraxdu ka qaboobayso. Waxay damacday in ay bersadda kala soo baxdo saabuun...
ILAALINTA BALLANTU WAA MAS’UULIYAD MUHIIM AH (SHEEKO QIIRO LEH)
Nin Taajir ahaa oo xubin ka ahaa dabaqada Maal-qabeenka sare ee dalka Ruushka ayaa daaqadda Gurigiisa ka arkay nin guri la'aani ay u raacday...
DHGARQABE DHULKAA SHEEGA (QEYBTII 2-AAD)
Waxaan baarnay numberka looransi hoor iyo qolyihii soo wici jiray, waxaana helnay tiro wada hadallo ah oo socday 1992-dii illaa 93-dii, dadkii ay wada...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale u fariisanaysa dacwad ka dhan ah eedeeysanayaal...
)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dad weyne.
Xubnaha ay maanta maxkamaddu dacwaddooda dhagaysanayso...
Bankiga adduunka oo meel mariyey $75 milyan oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya
Washington: Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kab ka miisaanidda Dowladda, deeqdaas oo...
Wasiirka cadaaladda oo saxiixay siyaasadda hubinta da’da carruunta
Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa maanta saxiixay Siyaasadda Qaran ee hubinta da’da carruurta oo dejinaysa baaxadda, shuruudaha, habka...
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay Ergeyga UNHCR u qaabilsan geeska Afrika
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee hay’adda Qaxootiga Q.M. ee UNHCR...
Guddiga dib u eegista Dastuurka oo bilaabay ka doodista heshiiskii madasha wadatashiga Qaranka
Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee dib u eegsita iyo hirgelinta Dastuurka Avv. Burhaan Aadan Cumar oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka guddiga mudane Maxamed Xasan...
Xildhibaanada labada Gole ee BJFS oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda dowladda ee 2023
Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee 2023, iyadoo ay...










