Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay la taliyaha xakamaynta qulqulka hubka Sharci darrada ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka...

Wasiirka Baatroolka XFS oo shir uga qayb galay dalka Ingiriiska

0
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa maanta uga qeyb galay Magaalada London...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay qaban qaabada shirweynaha Dhalinyaradda Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay Shirweynaha dhallinyarada Soomaaliyeed ee wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ay qaban qaabadiisa wado, hadalkan ayuu...

RIYOOYIN BADAN OO HADDII AAD SAMEYSO GUULO KU GAADHSIIN KARO (SHEEKO QEYBTA 1-AAD)

0
Waxaan ku howllanahay wareysi (qaabilaaddii) ugu horeeyey noloshayda, si aan ugu helo shaqo heer sare ah mid kamida shirkadaha waa weyn, haddii aan ku...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 41-AAD)

0
Maya. Maya. Maya. Ma aha abtigay ninka waxaasi ka suurtoobeen. Ma abtigay baa maanta gabdho yaryar gaari ku qaadanaya? Taasi waa qorraxdii bari laga...

GABADHII JINKA AHAYD (sheeko)

0
Beri baa arday iskuul dhigata, oo gabdho iyo wiilal isugu jira waxaa iskuulkii laga soo daayay xilli casir gaaban ah. Iskuulku wuxuu ku yaallay meel...

SOOMAALIYA IYO GEED ALWAAXA

0
Soomaaliya waa dal ku tiirsan waxsoo dhoofsashada waxaana ay maalinkii dalka la keenaa tiro aad u badan oo alaabo kala duwan ah oo ay...

SOO DAABICIDA LACAGTA SHILIN SOOMAALIGA ISBADDAL NOLOLEED MA KEENI KARATA?

0
Dal walba oo dunida guudkeeda saaran waxa uu leeyahay astaamo lagu garto iyo dhaqamo u gaar ah. Haddaba, dalkeena Soomaaliya waxa uu leeyahay astaamo kala...

CASHUUR KORDHINTA DALKA MA DEEN CAFINTA AYEY KA QEYB QADANEYSAA?

0
Soomaalia waxaa lagu leeyahay deen tiro beel ah waxaana lagu yeeshay xiliyo kala duwan xiligii dowladdii kacaanka ka hor iyo dibba, xilligii kacaanka oo...

NAFTU WAXAY DOONEYSAA IN HORE LOO SOCDO

0
Hanka nolosha ee qofku leeyahy ma aha in uu ahaado mid kooban waxaase loo baahan yahay in uu ahaado mid sarreeysa waayo ma jiro...