Wararka Gudaha

Maxaa suurta geliyay isbeddelka caasimadda iyo ka hortagga weeraradii Khawaarijta? (Warbixin)

0
Weeraradii ay argagixisadu ka geysan jirtay Muqdisho oo bilihii la soo dhaafay aad u yaraaday, ma ahayn howl aad u sahlan oo iska timid,...

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyey geerida Col. Cismaan Maxamed Jeelle

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiil ciidan oo dalka Qatar ku qaadanaya tababar

0
Qatar:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga...

Maxkamada gobolka Baay oo xukun dil ah ku fulisay laba nin oo hore dilal...

0
Baydhabo:- Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo hore dilal u geystay. Raggan ayaa lagu kala magacaabaa Aadam Cali...

Wasiirka arrimaha dibadda oo Sucuudiga uga qayb galaya shirka wasiirrada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta

0
Jidah: Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga qaybgalay shirka wasiirrada arrimaha dibedda...

Ra’iisal wasaare Xamse oo ka qaybgalay munaasabadda sagootinta safiirkii Maraykanka

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee dhinacyada...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka Ingiriiska

0
Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahan Ku-simaha madaxweynaha JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka...

Wasaaradda deegaanka oo Kalluun ku wareejisaywasaaradda amniga

0
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada xukumadda Federaalka Soomaaliya marwo Khadiija Maxamed Makhsuumi ayaa hal tan oo kalluun ah ku wareejiyey wasiiru dowlaha wasaaradda...

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Nairobi- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wada hadlay iskaashiga dagaalka ka...

Xukuumadda Federaalka oo dhaqan gelisay shuruucda hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed  oo la jaan qaadaysa heerarka...