WAA MAXAY MAAREYNTA WAQTIGA
Waa waxa ugu wayn ee uu Allaah aadanaha ugu nimceeyay, waana xili soo maro qof kasto oo nool aan dib ugu soo labanay inuu...
Imtixaanka Dugsiyadda sare oo saaka dalka ka furmay
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare XFS ayaa saaka gobollada iyo degmooyinka dalka ka daahfuraysa Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka 12-aad,sida uu ku dhawaaqay...
GOOBAHA LAGU NASTO EE CAASIMADDA DALKA
Magaalada muqdisho waa caasimadda dalka waa magaalo kulmisay ku dhawaad afar malyan oo shacab ah waa magaalo dadkeeda ay laba heer ku kala nool...
Horjoogayaal Ajaaniib ah oo Xabsi lagu abaal-mariyay (Warbixin)
Wararka aynu ka heleyno deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Khawaarijta Al-shabaab ay xir xireen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ajaaniib ah oo...
CUDURKA DAACUUNKA IYO SIDA LOO DAWEEYO
Daacuunka waa cudur halis ah, oo si fudud ugu fida meelaha ay ku jiraan xaaladaha nadaafad darro iyo faayo dhowr la’aanta, isla markaana biyaha...
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 30 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo isugu jiray Cirka iyo Dhulka ayaa laga sameeyay ilaa iyo Afar...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Moscow kula kulmay Dhiggiisa Ruushka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac oo booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Moscow ee dalka Ruusha ayaa maanta kulan...
Xaflad lagu maamuusaayey daahfurka xajka sanadkaan oo lagu qabtay Muqdisho
Masuuliyiinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS iyo madax kale oo ka socday Shirkadaha diyaaradaha ayaa ka qeybgalay xaflad lagu soo bandhigayey daahfurka shirkadda...
War-murtiyeed laga soo saaray shirka madasha Maayarada Soomaaliya
Warmurtiyeed dhowr bog ah ayaa ka soo baxay gabagabadii Shir Magaalada Muqdisho loogu qabtay xubno ka socday Madasha Maayarada Soomaaliya ee dalka.
Shirkaan oo ay...
Saraaiisha Xoogga oo dhiirigaliyay ciidanka ku howlan ciribtirka khawaarijta
Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Col. Maxamuud Xasan Ibrahim (Baakaay) ayaa kormeer howled ku tagay fariisimaha ciidamada howlgalka...










