Wararka Gudaha

Shirka wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo la soo gabangabeeyey

0
Kampala: Madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay ka soo...

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0
Baydhabo- Isxaaq  Macallin Aadan oo Magaciisa Af-garashadu yahay Isxaaq Calooley ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka. Isxaaq ayaa khawaariijta u qaabbilsanaa...

Hay’adda SODMA iyo hay’adaha bah wadaagta la ah oo ka wada hadlay sidii kor...

0
Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SODMA iyo kuwa bah-wadaagta la ah ayaa manta kulan uu heerkiisu sarreeyo ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo looga...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 m𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 gu𝐮𝐝 𝐞𝐞 d𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚

0
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu...

DFS oo guddi u magacaawday samatabixinta muwaadiniinteenna ku xaniban Suudaan

0
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay  isugu yimaadeen...

Hoggaanka ciidanka Sudan oo ogolaaday xabad joojin dheeraad ah

0
Hogaamiyaha  Ciidamada Sudan ayaa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay 72 saacadood  oo xabad-joojin dheeraad ah,xilli ay sii socdaan dagaalada ay kula jiraan kooxda...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Dr; Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo dalka ayaa ...

Guddoomiyaha Hay’adda SOMDA oo la kulmay xubno ka tirsan Deeq-bixiyaasha Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Gobolleedyada Hirshabelle, Galmudug, Jubbaland iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kampala kaga qeyb galaya Shir ku saabsan sidii ciidamada Soomaaliya ay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda  ka qeyb-qaadanayaan xasilinta...

Ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay walxo qarxa iyo dhagar qabihii waday

0
Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa maanta degmada Deyniile gaar ahaan WARLALISKA ku guuleystay in ay gacanta...