Wararka Gudaha

Guddoomiyaha aqalka sare oo hadyad ka helay guddiga dhismaha madxafka nabadda gobolka Carta

0
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socda Switzerland

0
Guddoomiyaha Hay’adda maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Switzerland Development Cooperation (SDC), oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Madaxa...

Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga oo shir uga qaybgalay Djibouti

0
Djibouti: Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Axmed Xuseen Cilmi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta ka qayb-galay shir looga hadlayay...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas...

Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddigga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul aadanaha

0
Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha, kadib markii ay u codeeyeen 28 xubnood oo...

Madaxweynaha koonfur galbeed oo shirguddoomiyey shirka golaha wasiiradda

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo diiradda lagu saaray Arrimo Muhiim ah oo ku saabsan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ugu horreeyay ee ” Italophony”

0
Rome(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeybgalay shirkii ugu horeeyay ee heer caalami ah ee ”...

Shirka Madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa saakay Magaaladda Muqdishu ka daah-furay Shirka madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed ,kaas oo socon doona muddo...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Kenya

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga magaalada Nirobi ee dalka...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya.

0
Nairobi: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan magaalada Nairobi, caasimadda Kenya, ayaa kulan...