Wasiir Fiqi oo qaabilay wafdi ka socda wasaaradda arrimaha gudaha Finland.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda FS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Wasaaradda arrimaha...
Wasaaradda Waxbarashada oo war ka soo saartay xiritaanka Imtixaanka Dugsiyada sare
WAR-SAXAAFADEED
XIRITAANKA IMTIXAANKA FASALKA 12AAD EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2022/2023
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Taclinta Sare waxaa guul weyn u ah in uu si nabad galyo ah ku...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare oo lagu ansixiyay qorshe hawleedyada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo qaabbilay Isimo ka socda Sool iyo Sanaag
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah Isimada...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta oo dhiirri gelinaya sarreynta sharciga...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda
Muqdisho, Arbaco, 31 May, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo faahfaahinayey heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa baarlamanka u sheegay heshiis...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Aqalka Dowladda hoose ku qaabilay danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay danjiraha Dowladda Turkiga u...
Keydkii hubka iyo rasaasta ee khawaarijta Al-shabaab oo gubtay
Waxaa gebi ahaanba bas beelay keydkii hubka iyo saanadda ee malleeshiyada khawaarijta Al-shabaab ay ku lahaayeen degmada Jilib ee gobolka shabeellada dhexe.
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed...
Soomaaliya oo Bilaabeysa Weerarkii 2-aad ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee Koonfurta (WARBIXIN)
Kadib guulo muhiim ah oo laga gaaray Al-Shabaab dabayaaqadii sanadkii 2022-kii, Dowladda Soomaaliya waxay bilowday duulaankii ka dhanka ahaa kooxda xagjirka ah iyadoo hadafkeedu...










