Wararka Gudaha

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda Galmudug

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Caddaaladda Dowladd Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdullaahi...

Wafdi ka socda dalka Sudan oo soo gaaray Muqdisho

0
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xamse Aadan Xaadoow ayaa goor-dhow garoonka diyaaradaha Ku soo dhoweeyay wafdi ka socda Dalka Sudan oo uu hoggaaminayo wakiil...

Xafiiska xeer ilaalinta ayaa maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyey 36 Eedaysane oo ajaanibi ah

0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa maanta maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyey dacwada 36 eedaysane oo ajaanib ah si waafaqsan qoddobka 71-aad XHCS,eedaysanayaashan...

Sacuudiga oo dalkiisa ku martigaliyay dhinacyada isku haya Suudaan

0
Sacuudi Carabiya ayaa martigelinaya wadahadaldii ugu horreeyay ee fool ka fool ah oo u dhexeeya dhiancyada ciidammada ku dagaallamaya Suudaan, ka dib markii ay...

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay wadadda isku xirta Garoowe iyo Garacad

0
Garoowe:- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha Wadada Garoowe-Garacad, isaga oo muujiyey muhiimada ay Wadadan u leedahay...

Muqdisho dhisme soo dumay oo sababay dhimashada afar carruur ah

0
-shil uu sababay burbur guri oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sababay dhimashada afar caruur ah oo walaalo ah sida...

WAA KUMA SHAQAALE DAWLADEED?

0
Shaqaalaha dowladu waa shaqsi siiya ama bixiya adeegyada Maamulka Dowlada isagoo ka hela gunno am ku qaata mushaar. Xiriirka ka dhexeeya shaqaalaha dowladda iyo Maamulka...

NADAAFADDII GOBOLKA BANAADIR OO KU SOO ARURTAY HAL WADDO KELIYA

0
Markii aad isha mariso waddooyinka mara magalada muqdisho caasimadda waddanka soomaaliya ayaa waxaa kuu muuqanaya burbur iyo qashin tuuran oo yaal waddada dhexdeeda iyo...

10 XIRFAD OO SHAQAALAHA WANAAGSAN LAGA RABO!

0
Waa hubaal in shirkad, ganacsi, hay'ad iyo xafiis kastaaba doonayo qaadashada shaqaalahaa ugu wanaagsan suuqa shaqada. Balse maxaynu uga jeednaa shaqaale wanaagsan? Waa maxay...

SOOOMAALIDA IYO XARAF”C”.

0
Soomaalidu waxay ku dhaataan labo waxyaabood oo "C" ka bilowda kuwaasoo kala ah ciidda iyo calanka, waxay ku ducaystaan 3 isla xarafkaas ka unkanma...