Wararka Gudaha

Prof. Afyare” Dowladda iyo shacabka marka ay is wataan cid kasta way ka adag...

0
Prof. Afyari Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka ka  dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Dalka, guulaha la...

Soomaaliya oo sannadkan sare u qaaday dhoofinta xoolaha

0
Magaalo madaxda gobolka Bari ee Boosaaso ayaa xalay waxa laga dhoofiyey xoollo gaaraya 150 kun oo neef sids uu xaqiijiyey Wasiirka Xanaanadda xoollaha dowlad...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo furtay aqoon kororsi ku saabsan diyaarinta qeybaha Dhiigga iyo Maareynta...

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada qeybta Tababarada (Internship and Training program) ayaa maanta Isbitaalka Banaadir ku qabatay Siminaar ku saabsan diyaarinta iyo maareynta qeybaha...

Hoggaamiyaal ka tirsan Daacish oo lagu dilay dalka Filibiin

0
Ciidamada Dalka Filibiin ayaa dilay hoggaamiyaal ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgala dalkaasi,kadib kolii ciidamadaasi ay weerar ku qaadeen guryo deegaan ah oo...

Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga oo shir muhiim ah uga qeyb galay...

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cali Ifiye Cali oo uu wehliye lataliyaha Wasaaradda mudane Xasan Xaaji Ibraahim...

Danjire Kullane oo Khudbad ka jeediyay shirka Hirgelinta Hannaanka Horumarinta Waarta ee QM

0
Beijing:- Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Shiinaha, Mudane Cawaale Cali Kullane, iyo Danjireyaasha Dalalka Belgium iyo Pakistan ayaa ah sadexda danjire ee lagu casuumay in...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee kalfadhiga saddexaad ee golaha...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 5-aad ee ajandihiisu ahaa...

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo la kulmay madax ka tirsan FAO

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa maanta la kulmay madax ka socotay Hay’adda...

Madaxweynaha Jubbaland iyo howlgalka Africom oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane, Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabbilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley. Kulan gaar...

Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta furmay

0
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta ka furmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo...