Wararka Gudaha

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka oo ka qayb galay daah furka xafiiska matalaada...

0
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa xalay ka qayb galay Xaflad lagu daah furayay xafiiska matalaada iyo xiriirka dadweynaha...

Xubno ka socda Banka dhexe ee Soomaliya oo shir uga qayb galay dalka Moroco

0
Bankiga dhexe ee dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Global Payment Week...

Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyay Meertada 32-aad ee Jaamacadda Carabta

0
Jidda:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada,...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Uganda tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta tababar dalka Uganda ugu soo xirey urur gaar ah (special force ) oo ka tirsan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay R/wasaaraha dalka Ciraaq

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani. Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha ayaa ka...

Madaxweynaha Ukraine oo sameeyay booqasho lama filaan ah oo uu ku tagay Sacuudi Carabiya

0
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa safar lama filaan ah ku tagay dalka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu ka socdo shir madaxeedka wadamada Jaamacadda...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qadar

0
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Faarax Cabdulqaadir Sheekh ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar...

Magaalada Nirobi oo lagu soo gabagabeeyay shir la xiriiray dib u dhiska magaalooyinka dalka

0
Shir looga hadlaayey dib u dhiska magaalooyinka waaweyn ee dalka oo ay ka qeybgaleen Dowlad Govoledyada iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo gabagabeeyay...

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ku howlan wax u qabashada ardaydii ka soo...

0
Agaasimaha Tacliinta Sare ee XFS Ismaacil Yuusuf  Cismaan ayaa sheegay in Dowladda ay ka go’an tahay qorsheynta sidii waxbarashadooda ay u sii wadan lahaayeen...

Shirka wadamada G-7 oo maanta ka furmaya Dalka Jabaan

0
Japan ayaa martigelinaysa shir madaxeedka G7 ee ka dhacaya magaalada Hiroshima ee dalkaasi,halkaasi oo ay isugu tageen hoggaamiyeyaasha Canada, France, Germany, Italy, United Kingdom...