Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Nidaam garsoor oo la isku hallayn karo waxa uu dalkeenna u...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta...

Shirweynaha bahda Cadaaladda oo ka furmay Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha 1aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed 2025 oo ah madal qaran oo lagu xoojinaayo tayada iyo hufnaanta...

Sawirro: Munaasabad weyn oo loogu dabaal-degayo Maalinta Macallinka

0
Muqdisho(SONNA):-Sawirro: Munaasabad weyn oo loogu dabaal-degayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa ka socota Tuulada Ciyaaraha Dalka ee Stadium Muqdisho.              

Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

0
Xuska maalinta macallinka Soomaaliya waxaa sanad kasta lagu qabtaa gudaha Dalka Soomaaliya,waana maalin ku wayn quluubta umadda soomaaliyeed oo loo dabbaaldego 21-ka Nofembar. 1974-tii ayaa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabadda Maalinta Macallinka ee 21-ka November awgeed hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliya. 2-...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kaga qaybgalay Brussels Madasha Afaraad ee heer Wasiir ee...

0
Brussels:- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kaga gaybgalay magaalada Brussels Madasha Afaraad (4-aad) ee...

Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay

0
Addis ababa:- Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada oo ka qeybgalaya Tartanka CECAFA ee ka socda magaalada Addis Ababa ayaa barbar dhac 3-3 ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed munaasabadda 21-ka November awgeed oo ah maalin ku...

Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada

0
Shirka 12-aad ee Hal-abuurka dunida ee xagga Waxbarashada (WISE),ayaa lagu wadaa 24-25 Noofambar lagu qabto Xarunta Shirarka Qaranka ee Magaalada Doha oo caasimad u...