MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO AKHRINTA KOOWAAD MARSIIYEY HINDISE SHARCIYEEDKA REEBIDDA NAAFEYNTA XUBINTA TARANKA DHEDDIGA
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 25-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u Fidiyay Qoysas ay Saameeyeen Roobabka ka Da’ay Xarardheere
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya maamulka degmada Xarardheere, ayaa gurmad u fidiyay qoysas ay saameeyeen roobab wata fatahaado iyo dabaylo xooggan oo xalay...
Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada ay u heyso Midnimada iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Xoghayaha Guud...
AGAASIME KUXIGEENKA GUUD EE MADAXTOOYADA OO XARIGGA KA JARAY DHISMAYAAL LAGU HORUMARINAYO BILICDA MADAXTOOYADA...
Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka jaray dhismayaal qayb ka ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Dalka Ciraaq
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq kaga qaybgalaya...
Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo Maanta cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Saadaasha Hawada ee XFS oo ay Aqalka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sagootiyey Saraakiil Dalka dibaddiisa loogu diray Aqoon-Kororsi
Muqdisho(Wargeyska Dalka ):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa sagootiyey Saraakiil laga soo xulay qaybaha kala duwan ee Taliska Ciidanka, kuwaas...
Muhiimadda dib u howlgalinta nidaamka IATA-BSP ee Soomaaliya (WARBIXIN)
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay qabanaysaa Munaasabadda daahfurka dib usoo celinta nidaamka caalamiga ah ee Tigidhada IATA-BSP ee Soomaaliya iyo Sanad Guurada 35-aad...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirkii 32-aad ee Africa Group 1
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa ka qaybgalay shirkii 32-aad ee Africa Group 1 ee Bangiga Adduunka, kaas oo uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Shaqo ku tagay markabka shidaal-qodista Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu...










