Madaxweyne Turkiga oo ka qeybgalay munaasabadda tiknolojiyadda iyo duulista hawada ee Turkiga.
madaxweynaha oo ka hadlay muhiimada munaasabaddan ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Dhammaan mashaariicda halkan lagu soo bandhigay waxay ka dhasheen wadashaqayn kooxeed oo ay ku...
Ergayga Geeska Afrika ee xasilinta iyo nabadeynta oo ka baaqday safar uu ku imaan...
Wafdiga Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo oo lagu waday inuu maanta soo gaaro dalka ayaa baaqday,waxaana la filayaa maalinta beritto oo Axad...
Madaxweyne Cabaas oo ku baaqay in Israa’iil ay muddo sanad ah uga baxaan...
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa’iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan,isagoo dhinaca kale ku hanjabay in...
Foolkaano ka qarxay Jaziirad ku taal dalka Spain oo khasaare sababay
Qaar ka mid ah Shirkadaha diyaaradaha ayaa baajiyey ilaa 30 duulimaad Jimcihii kuwaas oo ay ku tegi jireen jasiiradaha Spain ee La Palma iyo...
Kooxda Daaliban oo ku dhawaaqday hirgalinta xukuno ka dhan ah Shacabka
Horjoogahii ilaalada Xabsiyada ee Daaliban ayaa sheegay in ciqaab isugu dil iyo gacan goyn ay ka bilaaban doonaan Afghanistan.
Ninkan oo lagu magacaabo Mullah Nooruddin...
Maxkamadda ICJ oo shaacisay xilliga ay ku dhawaaqeyso natiijada dacwadda Baddeena
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan...
MADAXWEYNE DENI OO QADO SHARAF U SAMEEYAY CARUURTA AGOONTA AH EE KU JIRTA XARUNTA...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah Qasriga Madaxtooyada kulan Qado sharaf ah ugu sameeyay Caruurta Agoonta ah ee ku...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday inta goori goor tahay in wax laga qabto xaaladda...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, Michelle Bachelet,ayaa ka digtay dhibaatooyin dhanka bini’aadanimada ah oo ay geystaan xukumadda milateriga ee dalka Myanmar ku qabsaday...
Mareykanka iyo Faransiiska oo ka hadlay xalka khilaaf cusub oo u dhaxeeya.
Faransiiska iyo Mareykanka ayaa dadaal u galay sidii loo soo afjari lahaa khilaaf soo billowday todobaadkii hore,ka dib markii dalalka Mareykanka,Ingiriiska iyo Australiya ay...
Wasiiradda Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kuwait oo kawada hadlay xiriirka labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamaiga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa dalka Kuwait...