Wararka Dibadda

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federraalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay  safiirka dalka Imaaraadka Carabta Amb....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay safiirka Masar ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u...

MADAXTOOYADA QARANKA OO GUDDOONTAY DHAMBAALLO KA YIMID CAALAMKA OO KU SOCDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH...

0
Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu ka...

James Swan” Waxyaabaha dowladda horyaalla waxaa ka mid ah dhameystirka hannaanka dastuurka”

0
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u jooga Soomaaliya danjire, James Swan ayaa hambalyo uu u jeediyay madaxweynaha cusub ee dalka ka dib waxa...

Qaramada midoobay oo u hambalyeysay doorashada madaxweyne Xasan Sheekh

0
War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres ayaa lagu soo dhoweeyay doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh. Bayaanka ayaa lagu yiri ”Xoghayaha guud...

Maraykanka oo Soomaaliya u soo diraya boqolaal askari

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ogolaaday in ciidamo Mareykan ah loo soo diro Dalka Soomaaliya, kadib kolkii uu meesha ka saaray go’aankii madaxweynihii isaga...

Safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya oo hambalyo usoo diray madaxweyne Xasan Sheekh

0
Danjiraha safaaradda JFS u fadhiya Waddamada ku bahoobay dhaqaalaha ee Belgium, Netherlands iyo Luxembourg (Benelux) iyo Midowga Yurub, Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), diplomaasiinta, shaqaalaha...

Dowladda Ingiriiska oo hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo...

0
Dowladda Ingiriiska ayaa hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya. “Hambalyo Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo...

Ingiriiska oo Cunaqabateeyn ku soo rogay shakhsiyaad ka ag dhow Madaxweyne Putin

0
Laga bilaabo markii uu bilaawday Dagaalka milatari ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dalalka reer galbeedka ayaa si is daba joog ah u saarayay...

Mareykanka oo 40 bilyan oo Dollar ugu deeqay Ukraine

0
Congress-ka Mareykanka ayaa ansixiyay lacag dhan 40 bilyan oo dollar oo gargaar ahaan loo siinayo Ukraine, tallaabadan ayaa timid ka dib markii Madaxweyne Joe...