Ciidamada Ukraine oo ku dhow in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk
Ciidamada Ukraine ayaa laga yaabaa inay ka baxaan magaalada Severodonetsk, ee dhacda bariga dalkaasi Ukraine, taasoo ciidamada Ruushka ay ku dhow yihiin in ay...
Iiraan oo Gacanta ku dhigtay Marakiib Shidaal
Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iiraan oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab oo laga leeyahay dalka...
Iiraan oo Gacanta ku dhigtay Marakiib Shidaal
Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iiraan oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab oo laga leeyahay dalka...
Sheikh Cali Warsame oo ku geeriyooday dalka Urdun
Allah ha unaxariistee Sheikh Cali Warsame oo kamid ahaa culimadda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyooday dalka Urdun.
Sheikh Cali Warsame Xasan ayaa u...
Aljazeera oo ICC u gudbineysa dacwad la xiriirta dilka weriye Shireen Abu Akleh
Shabakadda Warbaahinta Aljazeera ayaa qabanqaabisay koox dhanka sharciga ah,si ay dacwad ku saabsan dilka wariye Shireen Abu Akleh ugu gudbiyaan maxkamada dambiyada caalamiga ah...
Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay ka...
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka
Madaxweynaha Soomaaliya JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal khadka taleefoonka la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Antony Blinken.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xoghaye...
Wasiirka difaaca Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Tanzaaniya
Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga XFS , Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka...
Wasiirka maaliyadda XFS oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Wasiirka maaliyadda XFS Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelman.
Wasiirka iyo Safiirka ayaa waxay ka...
Madaxweyne Biden oo booqasho dhaqaalaha la xiriirta ku tagey dalka Japan
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa gaaray dalka Japan. Waa lugtii labaad ee booqashadan oo ah tii u horreysay ee Biden uu Asia ku tago...










