Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in lagu laabto tirinta codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan Ogosto, iyadoo maxkamaddu ay...
Biden oo dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay FBI-da ka dib baaritaankii Guriga Trump
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay saraakiisha FBI-da Mareykanka, ka dib markii ay baaritaanno ku sameeyeen Guriga madaxweynihii hore ee Mareykanka...
Hogaamiyihii u dambeeyay midowgii Soofiyeeti oo geeriyooday
Mikhail Gorbachev, oo ahaa hogaamiyihii hore ee Midowga Soofiyeeti ayaa ku dhintay da’da 91 jir, kadib kolkii in muddo ah uu ku jiray cisbitaalka...
Roob mahiigaan oo ka da’ay dalka Bakistan
Roob mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Pakistan ayaa sababay daad sababay khasaare xooggan magaalooyin badan oo Pakistan ah, waxaana ku dhintay 34 qof ...
Wasiirka warfaafinta XFS oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee golaha sare ee...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aways Jaamac ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxa Qaranka ee Golaha Sare ee Warfaafinta Jamhuuriyadda...
Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka...
QM oo sheegtay inay sii xoogeysatay Abaarta kajirta geeska Afrika
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digay macaluul daran oo ka jirta gobolka Geeska Afrika, taasi oo ay sababeen Abaaraha daba dheeray ee gobalka ka...
Mareykanka oo dambi ku helay Rag doonayay inay af-duub geystaan
Maxkamad Maraykan ah ayaa dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka Michigan, Gretchen Whitmer, sannadkii 2020,...
QM, ATMIS, Mareykanka iyo dowlado kale oo war ka soo saaray weerarkii Hotel Hayat
Qaramada Midoobey, Ururka Midowga Afrika, dowladaha Mareykanka, Turkiga, UK iyo Norway ayaa dhamaantood cambaareeyey weerarka ay argagixisada AL-Shabaab ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada...
WASAARADDA CAAFIMAADKA XFS OO KU GUULAYSATAY HOGGAANKA GUDDIGA AFRIKA
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka dulshada ee XFS ayaa ku guuleystay hoggaanka guddiga Africa ee CDC ee heerka wasaaradeed isla markaanna ay xubno ka yihiin...










