Wararka Dibadda

Kulanka Shiinaha iyo Ruushka ma keeni doonaa xal laga gaaro dagaalka Ukraine?

0
Madaxweynaha Dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in safar xambaarsan saaxiibtinimo, iskaashi iyo nabad uu ku tago Magaalada Moscow,kadib markii dhowaan Beijing ay...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray Boqortooyada Sacuudi Carabiya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Riyaad ee Caasimadda Boqortooyada Saudi...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo dalka Qatar kula kulmay dhiggiisa dalkaasi

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Caafimaadka ee...

Dadka deegaanka ceel-huur oo loo qeybiyay deeq raashin ah oo ka timid Qadar

0
Maamulka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo gaaraya kun iyo laba boqol. Deeqdaan raashinka ah oo...

Tanzania: Shan ruux oo u geeriyooday cudur aan la garaneyn

0
Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhintay woqooyi Galbeed Dalka Tansaniya,kadib markii uu doo riday cudur aan la garaneyn oo cusub,sida ay ku warameen...

Mareykanka oo Niger ka taageeraya dagaalada ay kula jirto kooxaha jihaad doonka ah

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa booqanaya dalka Niger ,lugtii labaad ee booqashadiisa kooban ee uu ku marayo wadamada Afrika. Waxaa la filayaa...

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal ah nuuca riddada dheer ka hor wadahadallada Japan iyo...

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa  tijaabisay mid ka mid ah  gantaalada riddada dheer ee isaga gudbah qaaradaha oo loo yaqaan  (ICBM) saacado ka hor inta aysan...

Honduras oo xiriirkii diblumaasi la yeelaneysa Shiinaha

0
Madaxweynaha Honduras, Xiomara Castro, ayaa ku dhawaaqday in dalkeedu uu doonayo in uu xiriir diblumaasiyadeed la yeesho Shiinaha, wallow go,aankaasi ay siweeyn ugu carootay...

Soomaaliya oo xubin ka noqotay ururka xoghayayaasha guud ee baarlamaannada aduunka

0
Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Baarlamaanka JFS, Mudane, Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa ka qeyb galay kulanka guud ee Xoghayayaasha Baarlamaannada Adduunka oo ka dhacay...

Duufaan sababtay dhimasho badan oo mar kale ku dhufatay dalalka Malawi iyo Mozambique

0
In ka badan 100 qof ayaa lagu dilay dalalka Malawi iyo Mozambique ka dib markii duufaanta Freddy oo wadata dabeylo xooggan iyo roobab mahiigaan...