Wararka Dibadda

Maxamuud Cabaas oo dalbaday in Israa’iil laga hakiyo xubinimada Q.M

0
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay in ay hakiso xubinnimada Israa’iil, haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta, isla...

Maxaa laga filan karaa wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga?

0
Iyadoo weli ay sii socdaan abaabulka iyo kicinta tageerayaasha xisbiyada ee ku saabsan wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga ee la qorsheeyay in la...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay gaba-gabada fadhiga loo dhanyahay ee shirka sanadlaha ah ee Bangiga...

Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Beled weyne

0
Dadka Magaalada Beledweyne ayaa maalintii saddexaad ka barakacaya xaafadaha magaalada oo Fatahaadda Webigu aad u saameysay waxaana kaalin weyn ka qaadanaya daadgureynta dadka jilicsan...

Gaza: Israa’iil oo dishay in ka badan 24 ruux oo ay ku jiraan...

0
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada  weeraro xagga cirka ah oo todobaadkaan ay ka wadaan deegaanada Gaza, halkaas oo ay ku dilay ugu yaraan 24...

Sacuudiga iyo Suuriya oo ku heshiiyay inan dib usoo celiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed

0
Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Suuriya ayaa go’aansaday inay dib u bilaabaan howlahoodii diblomaasiyadeed, ka dib in ka badan 10 sano oo ay albaabada u...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar...

Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimillada

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS Marwo, Khadiijo Maxamed Makhsoumi oo howlo shaqo u joogta dalka Masar ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Masar...

Ciidamada Israa’iil oo saaka duqeeyay Gaza

0
Ciidamada Israa’iil ayaa saaka duqeyn oo xooggan ku qaaday Marinka Gaza, halkaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan. AFP, ayaa sheegtay in weeraradan ay...

Somali Government warmly welcomes the start of talks between the Sudanese Armed Forces and...

0
The Somali Federal Government warmly welcomes the start of talks between the Sudanese Armed Forces and the Rapid Support Forces in Jeddah. We commend...