Wararka Dibadda

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada oo gaaray Suudaan

0
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanninimada, Martin Griffiths, ayaa maanta oo Arbaca ah gaaray dalka Suudaan, oo ay dagaallo ka socdaan muddo Sedax...

Zelensky oo beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa faafinta dukumentiyo sir ahaa

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Washington Post ku beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa in la faafiyo dukumentiyadii sirta...

Mid kamid ah Wasiirada Uganda oo toogasho lagu dilay

0
Askari ka tirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah wasiirada dalkaasi oo sida la sheegay uu ilaalo u ahaa. Charles Okello Engola...

Dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan oo ku heshiiyay inay ku wadahadlaan Sacuudiga

0
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Dowladda Suudaan, ayaa shaaca ka qaaday in hoggaanka ciidamada Suudaan iyo kuwa Taageero degdeg ah, ay isku afgarteen inay...

Washington: 20,000 oo askari ayaa Ruushka looga dilay Ukraine tan iyo bishii December

0
Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in 20,000 oo askari oo Ruush ah lagu dilay dagaalka ka socda Ukraine tan iyo bishii December ee la soo...

Qaramada Midoobay oo ka digtay dagalada Suudan ee galay todobaadkii 3-aad

0
Dagaalada ka socda gudaha Dalka Sudaan ayaa galay todobaadkii saddexaad, iyadoo dhinacyada isku haya dalkaasi ay weli wadaan dagaallo xoogan ,oo meesha ka saaray...

Safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan oo xaqiijisay tirada Soomaalida ku bara baxday dagaalada ka...

0
Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso...

Ukrine:Ruushka oo gantaallo ku garaacay Kyiv iyo magaalooyin kale

0
Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jirto caasimadda Kyiv ee Ukrine, ayaa waxaa lagu garaacay mowjado gantaallo ah oo ay fuliyeen ciidamada Ruushka. Magaalada Kyiv,...

Aqalka Cad oo xaqiijiyay in Biden uu ka qeyb galidoona shirka G7 ee Hiroshima

0
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ka qeybgali doono shirka G7 ee 19-ka ilaa...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Safar shaqo ku tagay Hindiya

0
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya,  mudane Cali Xaaji Aadan, oo Safar shaqo ku gaaray dalka Hindiya ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Gandhi Airport...