Wararka Dibadda

Qaramada Midoobay oo sheegtay in dad ka badan 260,000 oo qof ay ku barakaceen...

0
Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in duqeymaha ay  Israa’iil, ka waddo Falastiin ay sabababeen barakaca in ka badan 260,000 oo qof tan iyo markii Xamaas...

Maraykanka oo Masar iyo Israa’iil kala hadlaya sidii marin ammaan ah loogu heli lahaa...

0
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Maraykanka Jake Sullivan, ayaa galinkii danbe ee shalay sheegay in Maraykanku uu wadahadallo kula jira Israa’iil iyo Masar, sidii ay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa dalka Talyaaniga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta. Kulanka...

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Masar

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka...

Putin” Madaxii Wagner wuxuu ku dhintay bam ku qarxay gudaha diyaarad uu la socday”

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay in burburka diyaaradda uu ku dhintay madaxii ciidamada Wagner, Yevgeny Prigozhin, ay sababeen bam gacmeed ka qarxay...

Koongareeska Mareykanka oo markii ugu horeysay xilka ka xayuubiyay Afhayeenkoodi

0
Xubnaha aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in xilka ka qadista afhayeenkoodi, Kevin McCarthy, tallaabadaas oo noqonaysa tii ugu horreysay ee...

Qaraxyo galaaftay nolosha dad badan oo ka dhacay Pakistan.

0
Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay goob ay ka socotay xuska dhalashada Nabi Muxamed oo ka dhacayay magaalada Mastung ee gobolka Balochistan, waxaana ku dhintay...

Ciraaq:In ka badan boqol ruux oo ku dhintay xaflad aroos

0
Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay in ka badan 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay xaflad aroos oo ka dhacday...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF

0
New York(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha...

Wasiirka Caafimaadka oo New York kaga qayb galay kulan looga hadlayay nafaqo-darrada

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam oo ka qeybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ee ka...