Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua.
Labada mas’uul ayaa waxay...
Qaxootiga Suudaan oo ka cararaya Itoobiya kadib marki ay soo wajahday dhibaato joogta...
Muwaadiniinta dalka Suudaan ee qaxootiga ku ahaa gudaha Itoobiya ayaa billaabay in ay isaga cararaan Itoobiya kadib markii ay la kulmeen dhibaatooyin kala duwan...
Turkiga oo hakiyay dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israa’iil
Wasaaradda Ganacsiga ee Dala Tyrkiye ataa soo saartay bayaan lagu sheegay in Turkigu ay hakiyeen dhammaan badeecooyinka dhanka ganacsiga ee ay la lahaayeen Israel,sababo...
Diblomaasiyiinta ku sugan dalka Itoobiya oo ka deyrinaya xaaladda gobolka Tigray
Addis Ababa-Diblomaasiyiinta ku sugan Itoobiya oo walaac xoogan ka muujiyay xaaladda sii xumaaneysa ee gobolka Tigray markii dhawaan iska hor imaadyo rabshado wata ay...
Wadamada G7 oo walaac ka muujiyay damaca gurracan ee Ethiopia ee dhulka Soomaaliyeed
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 ayaa walaac ka muujiyay Heshiiska beenaadka sharci darada ah ee la sheegay inuu dhexmaray Itoobiya iyo Maamulka Gobalada...
Golaha Ammaanka oo taageeray in Xalka Israel iyo Falastiin uu ku jiro dhismaha 2...
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa taageeray xalka laba dawladood ah oo lagu dhameeyo khilaafka Israa’iil iyo Falastiin ka dib markii Maraykanku diiday...
Israel oo saacadihii u dambeeyay Gaza ku dishay ugu yaraan 63 ruux
Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib kolkii ciidamada Israel ay...
Xamaas oo ka hadashay qodobbo dhowr ah oo ay ku jireen dilka caruur uu...
Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa ku eedeeyay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil iyo afar uu awoowe...
Mareykanka oo Israel ku cadaadiyay in la furo waddooyin cusub oo la mariyo gargaarka...
Israa’iil ayaa sheegtay in ay oggolaatay in la furo laba waddo oo dhanka Gaza ah si loo oggolaado gargaar dheeraad ah oo la geeyo...










