Wararka Dibadda

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga ee Qaaradda Afrika

0
Addis Ababa (Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad Muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo Shiraacday Dalka Turkiye.

0
Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo Howlgal sShidaal qodis ah ka sameyn...

Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad Afrika iyo Talyaaniga

0
Addis Ababa(Wargeyska Dalka):-Laba sano ka hor magaalada Roma, Shir-madaxeedkii ugu horreeyay ee Talyaaniga iyo Afrika waxaa lagu guddoomiyay in laga gudbo hannaanka iskaashiga soojireenka...

Wasiirka Cadaaladda XJFS oo Booqasho ku tagay Maxkamadda Sare ee Dalka Aljeeriya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan...

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi

0
Ankara(Wargeyska Dalka):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU) oo lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Dr Cumar Aaden Cadde

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda caafimaadka Soomaaliyeed, geerida naxdinta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi dhinaca Difaaca ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Heshiis Iskaashi Ciidan la saxiixday Dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan. Heshiiskan...

Madaxweynaha JFS oo Dhiggiisa Dalka Masar kala hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweyn Heer Sare ah loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Ittixaadiya ee Magaalada Qaahira, Caasimadda...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo ka qayb galay xaflad lagu xusaayey Maalinta Qaranka...

0
Pretoria(Wargeyska Dalka):-Koonfur Afrika Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Ambassador Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa magaalada Pretoria uga qeyb galay munaasabad si...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar

0
Doha(:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, halkaasi oo si diiran...