Hoggaamiyaha Xisbiga Yamina oo ku biiray xulufada kasoo horjeedda xukunka Ra’iisul wasaaraha Israa’il
Siyaasiga midigta fog Naftali Bennett, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu saamaynta badan gudaha Israa’ail ee hoggaamiya xisbiga “Yamina” ayaa ku dhawaaqay inuu ku...
Mareykanka iyo IGAD oo soo dhaweeyay guusha uu ku dhamaaday shirkii Madaxda Soomaaliya
Mareykanka ayaa soo dhaweyay heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya, madaxweynaha iyadoo lagu saleynayo...
Ruushka oo muwaadiniintiisa kala baxaya magaalada Qasa.
Wasaaradda gurmadka ee Ruushka ayaa maanta oo khamiis ah ka daad gureyneysa marinka Qasa ee dalka Falastiin 64 qof oo ay ku jiraan 31...
Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo la kulmay dhiggiisa Dalka Urdun
Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka Ali Sharif ayaa la kulmay Dina Kawar oo ah Safiirka Dalka Urdun ee halkaasi.
Kulankaan ayaa looga hadlay...
Madaxweyne Siisii oo booqasho ku tagaya Jabuuti
Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta lagu wadaa inuu booqasho ku tego dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Dalkaasi.
Afhayeenka...
WHO oo shaaca ka qaaday in Fayras cusu oo kamid ah Corona laga helay...
WHO oo ah Hay’adda Caafimaadka Adduunka u qaabilsan ayaa sheegtay maanta oo Arbaca ah, warbixin ay ka soo saartay faafitaanka nooc cusub oo kamid...
Dawladda Burundi ayaa gaarsiisay agab caafimaad ciidankeeda ka tirsan hawlgalka midowga Afrika ee Soomaliya
Dowladda Burundi ayaa soo gaarsiisay qalab loogu talo galay in lagu taageero baaritaanka iyo maaraynta COVID-19 askarta Burundi ee ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta shir ka yeelan doona rrimaha Soomaaliya.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya – qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa ka mid ah doorashooyinka...
Xeryaha qaxoontiga Rohinga ee dalka Bangaladesh oo laga helay tiradii ugu badnad caabuqa Covid-19
Xeryaha qaxootiga Rohinga ee ku yaal koonfurta dalka Bangladesh ayaa laga diiwaan geliyey tiradii ugu badanad ee hal maalin ah oo kiisaska coronavirus Axaddii...
Toogasho ka dhacday dalka maraykanka oo sababtay dhimasho iyo dhaawac
Toogasho ka dhacday gobolka New Jersey ee dalka Mareykaykan ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac toogashadan oo ahayd mid wadareed ayaa habeenkii sabtida ka dhacday...