Wararka Dibadda

Biden oo la filayo in uu khudbad ka jeedin doono Congress-ka dalkiisa

0
Maanta oo Arbaco ah Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa la filayaa in uu khudbad ka jeediyo fadhi wada jir ah oo ay yeelanayaan Congress-ka...

Somaaliya  iyo Midowga Afrika oo heshiis ku kala saxiixday  magaaladda Adis Ababa

0
Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Ethopia ku kala saxiixday Heshiis Dowladda Soomaaliya ay uga mid noqoneyso Wadamada Afrika ee...

Beecmushtar Soomaaliyeed Oo Lagu Gawracay Dalka Koonfur Afrika!!

0
  Qawlaysato Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la sheegay in...

Dawladda Faransa Oo Baaraysa Dil Loo Geystay Gabar Katirsanayd Booliiska!

0
  Faransiiska Boliiskooda ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliiska Faransiiska, Toorey lagu dilay...

Ameerikaanka Oo Ergey Cusub U Soo Magaacabay Geeska Afrika

0
  Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika. Blinken, ayaa qoraal...

Faransiiska oo baaraya dil loo geystay Gabar katirsan Booliis

0
ILAYSKA DALKA:-Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliis Faransiiska, Toorey lagu...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
ILAYSKA DALKA:-Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la...

Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

0
ILASKA DALKA:-Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane...

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Bisha Ramadaan

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan. Bayaan kasoo baxay safaaradda ayaa lagu yiri: “ Aniga...

Suudaan Oo Ku Baaqday Kulanka Saddex Geesood Ah!!

0
  Xilli ay xiisad ka taagan tahay Khilaafka Biyo-xireenka wabiga Niil, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Sudan, Cabdalla Xamduuk, waxa uu ugu baaqay dalalka Masar iyo Itoobiya,...