Madaxweynaha Tunuusiya oo xilkii ka qaaday Ra’iisul Wasaaraha Dalkaas.
Madaxweynaha dalka Tunuusiya Kais Siciid ayaa xaley ku dhawaaqay in uu xilkii ka xayuubiyey Raysal Wasaaraha dalkaas, sidoo kalena uu joojiyey dhammaan howlihii Baarlamaanka...
Ilhaan Cumar oo Xukuumadda Mareykanka kula talisay in la abuuro Gola degaan oo la...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtey qorshe ah in la abuuro gole degaan oo qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka.
Ilhaan...
Mareykanka oo 100-milyan u qorsheeyay dib u dejinta qaxootiga Afghanistan
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ogolaaday ilaa 100-milyan doolar oo loogu talagalay in lagu maareeyo kumanaan qof oo reer Afghanistan ah oo dalbaday fiisooyinka...
Nigeria oo xaqiijisay sii deynta 100-ruux oo la heystay 42 cisho
Cidamada Boliiska ee fadhigoodu yahay gobolka Samfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria ayaa sheegay in wadahadallo waanwaan ah lagu sii daayey 100 –ruux oo 8-deedii...
Turkiga oo badbaadiyey Tahriibayaal
Markab laga leeyahay dalka Turkiga, oo ku guda jiray waajibaadkiisa kormeerka meel ka baxsan biyaha xeebaha Liibiya, ayaa soo badbaadiyey 80 tahriibeyaal ah sida...
warbixin: Mileteriga Mayanmaar oo dilay 75- caruur ah
Guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa jimcihii sheegay inay heleen macluumaad lagu kalsoonaan karo oo sheegaya in 75 carruur ah la dilay ku...
Turkiga iyo Israel oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadda
Turkiga iyo Israel ayaa ku heshiiyay in ay xoojiyaan xiriirka diblomaasiyadda ka dib markii wada hadal naadir ah oo dhanka telefoonka ku yeesheen labada...
Ururka Midowga Afrika oo War ka soo saaray Rabshadaha ka socda Koonfur Afrika.
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika oo sida lasheegay ay ku dhinteen 72 qof.
Dibadbaxyada looga soo horjeedo xariga madaxweynihii hore Jacob...
Rabshadaha ka jira Koonfur Afrika oo sababay dhimashada in ka badan 72
Saraakiisha amniga ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo afjari lahaa rabshadaha iyo bililiqada, taasoo ku faaftay gobolka uu ka soo...
Banaanbaxyada rabshadaha wata oo ku sii baahaya dalka Koonfur Afrika
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa kusii baahaya dalka Koonfur Afrika, kaa oo lagu dalbanaya sii deynta Madaxweynihii hore Jecob Zuma oo maalintii 5 aad xabsi...