Wararka Dibadda

Nigeria:Arday todobaad ku jiray gacanta Boko Xaaraam oo si nabad ah u soo laabtay

0
In ka badan 300 oo arday  iskuuley ah oo usbuucii la soo dhaafay lagu afduubtay weerar ka dhacay iskuul ku yaal waqooyi-galbeed Nigeria ayaa...

Qarammada Midoobay iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaaladda qaxootiga ku sugan waqooyiga dalkaas

0
Wafdi ka socda he’yadda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan badbaadinta dadka qaxootiga ah...

Maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray oo la...

0
Mekele- Madaxa maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray Dr. Mulu Nega ayaa maanta la wareegay shaqada cusub ee...

Isbitaalka Adyer oo la gaarsiiyay deeq daawo ah

0
Mekelle- Isbitaalka Adyer ee magaalada Mekelle ayaa waxaa maanta gaaray gargaarkii ugu horeeyay ee caafimaad mudo bil ah . Kolonyo gaadiidka xamuulka ah oo sida...

Morocco oo noqotay dalkii ugu dambeeyay oo Carab ah oo la heshiiyay Israel

0
Morocco ayaa noqotay  wadankii u dambeeyay oo ka tirsan jaamacadda Carabta oo Israel kula heshiiyay soo celinta xiriirka diplomaasiyadeed, iyadoo Mareykanka ka shaqeeyay saxiixa...

Madaxweynaha Ghana oo dib loo doortay

0
Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa dib loo doortay isagoo heley 51.59%, sida arbacadii ay shaaciyeen guddiga doorashada, iyadoo dalka ay ka dhaceen rabshado intii...

Qarammada Midoobe oo bilaawday in gargaar bini aadanimo la gaarsiiyo gobolka Tigray

0
Qaramada Midoobe ayaa ku dhawaaqday inay bilawday howlaha gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan ee Itoobiya. Arrintaan ayaa timid kadib markii Qaramada...

Kooxda Taliban iyo dawladda Afghanistan oo heshiiskii ugu horreeyey gaaray

0
Wakiilada dowladda Afghanistan iyo  Taliban ayaa wada gaaray heshiis hor u dhaca ah oo ku saabsan wadahadalada nabadda  ee u dhexeeya labada dhinac, waa...