Wararka Dibadda

Turkiga oo badbaadiyay 95 ruux oo magangalyo doon ah

0
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 95 ruuuc oo magangalyo doon ah, kadib markii Ilaalada Xeebaha Giriigga ay si qasab ah dib ugu soo...

Wiil oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Liibiya oo xabsiga laga sii daayey

0
Wiil oo uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Al -Qadaafi ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Tripoli,...

Turkiga oo cambaareeyey talaabada ay ciidanku xukunka uga tuureen madaxweynihii dalka Guinea

0
Dowladda Turkiga ayaa cambaaraysay talaabadii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha Conde. “Turkigu wuxuu ka soo horjeedaa isku dayada lagu doonayo in...

Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay dalka Guinea

0
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde. Bayaan...

Wargalin muhiim ah

0
Dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Pakistan waxaa lagu wargalinayaa laga bilaabo 6 September, 2021 kuna beegan Isniinta beri ah ay safaaraddu xerantahay...

Ra’iisal wasaare Rooble oo shaqadii ka joojiyay agasimihii NISA,si kumeel gaar ahna u magacaabay...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,...

Ciidamada Sacuudiga oo ka hortagay 3- gantaal oo ka yimid dhanka Xuutiyiinta

0
Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka hortageen saddex gantaal oo lala beegsaday magaalooyinka Najran iyo Jazan oo dhaca koonfurta iyo gobolka bari...

Maraykanka oo cuno qabateyn kusoo rogay xubno ka tirsan Sirdoonka Iraan

0
waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay inay cuno qabateyn ku soo rogayso afar xubnood oo ka tirsan laamaha sirdoonka ee dalka Iiraan,afarta qof ayaa la...

Mareykanka,Qatar iyo Turki oo ka wada shaqaynaya sidii dib loogu furi lahaa Garoonka diyaaradaha...

0
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegay in ay si dhow uga la shaqeynayaan xulafadiisa Turkiga iyo Qadar sidii dib loogu furi lahaa  garoonka diyaaradaha...

Safaaradda Soomaaliya ee Maraykan oo shaacisay inay bilowday bixinta Passporka Soomaaliga

0
Safaaradda Jammuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya ee ku taala magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka ayaa gobolka Minnesota oo ah gobol ay ku badanyihiin Soomaalida ka...