Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo furay Shir-Weynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka)---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u furay Shir-weynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha iyo Nidaamka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay taliye ku xigeenka ciidanka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Jamhuuriyadda Yugaandha, General Sam Okiding, oo Muqdisho...
Bayaan ku Saabsan Ilaalinta Qoondada 30% ee Haweenka ee Doorashada Galmudug
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi ayaa ugu baaqday dhammaan ururada siyaasadda ee ka qeyb galaya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Booqasho ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xarigga ka Jaray Waddo Laami ah oo laga Hirgeliyey Degmada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray waddo laami ah oo dhererkeedu yahay laba kiiloomitir, taas oo...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna safiirka aan deggenayn ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Belarus,Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr, ayaa si rasmi...
Meydadka Dad Tahriibayaal ah oo laga helay Dalalka Liibiya iyo Giriigga
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Sideed Ruux oo mayd ah ayaa laga helay Biyaha Badaha Dalalka Liibiya iyo Giriiga, xilli tirada Dadka socotada ah ee ku dhintay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Dr Cumar Aaden Cadde
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda caafimaadka Soomaaliyeed, geerida naxdinta...
RW Xamsa: Waxaan u baanahay Tacliin Sare oo soo saarta Aqoon iyo Xirfad...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xalay daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo Sannadkan diiradda lagu...
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar
Doha(:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, halkaasi oo si diiran...










