Siyaasadda

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Beljimka oo ka bannaan-baxay aqoonsi beenaadka Israa’iil

0
Brussels,(Wargeyska Dalka):- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan dalka Beljimka ayaa qabtay bannaanbax oo ay kaga soo horjeedeen faragalinta Israail ee ka dhanka ah midnimada Soomaaliya...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Madaxa Cusub ee Hay’adda UNHCR Soomaaliya

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa Kulan la yeeshay Madaxa Cusub...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuweyt

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, aya Magaalada Jidda Kulan kula yeeshay Dhiggiisa Dawladda...

Dibad Bax ka Dhan ah Xadgudubka Israa’iil oo ka Dhacay Taallada Daljirka Dahsoon ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Bannaan Bax ka Dhan ah Faragelinta iyo Xadgudubka YH-da Israa’il ay kula kacday Midnimada Dalkeenna ayaa Maanta ka Dhacay Taallada Daljirka Dahsoon...

Ciidamada Xaq-u-Dirirka Deegaanka Maxaas oo Jab Culus Gaarsiiyay Khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):–Ciidamada Xaq-u-Dirirka Deegaanka ee Macawisleyda  Gobolka Hiiraan, ayaa fuliyay Howlgal Ballaaran oo si Weyn loogu jabiyay Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta, kaasi oo ka dhacay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XJFS oo Kulan-Doceed la Qaatay Dhiggiisa Dalka Masar

0
MUQDISHO(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Caawa Fiidkii Magaalada Jidda Kulan kula yeeshay Dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka...

Taliyaha Guutada Lixaad ee Qaybta 60-aad oo Tababbar u soo Xiray Cutubyo ka Tirsan...

0
Muqdisho(Wargeyska Daka):-Taliyaha Guutada 6-aad ee Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, G/le Dhexe Liibaan Yuusuf Gare, ayaa Tababar u soo xiray Cutubyo ka Tirsan...

Ciidanka Ammaanka oo Gacanta ku Dhigay Dhagar Qabe ka tirsan Khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Ammaanka ayaa Gacanta ku Dhigay Dhagarqabe ka Tirsanaa Khawaarijta, una Qaabilsanaa Degmada Baardheere falalka Amni-Darrada iyo Curyaaminta Dhaqaalaha Shacabka. Dhagar Qabe Maxamuud Shariif...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta xarigga ka jaray Baakin casri ah oo laga Hirgeliyey...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta si Rasmi ah Xarigga uga jaray Baakin...

Dowladda Soomaaliya oo Dhambaal Taageero ah u dirtay Dowladda Qatar

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda Dawladda walaalaha nahay ee  Qatar taas oo ku...